Qarax xoogan ayaa goordhow waxaa uu ka dhacay afaafka hore ee Dekadda magaalada Muqdisho, gaar ahaan laanta canshuuraha oo ka soo horjeeda Dekadda.
Qaraxa ayaa waxaa loo adeegsaday gaari yar oo lagu soo raray walxaha qarxa, goobta oo aad mashquul badneyd ayaa waxaa ku sugnaa muruqmaatalo u suu shaqotagay dekadda.
Waxaa jiro khasaare soo gaaray dadkii ku sugnaa halkaasi , wallow aad si dhaba loo ogeyn, dhibka soo garay dadkii Muruqmaatalada ahaa iyo askartii ku sugnaa , waxaa soconayo gurmad laga samanayo .




From the comments