Ha’yadda Caafimaadka Adduunk (WHO) ayaa ugu baaqday dowladaha Afrika inay taxaddar dheeraad ah muujiyaan xilli Dalal kala duwan oo ka tirsan Qaaraadda ay dib u fureen duulimaadyada.
WHO ayaa ku baaqday in si dhab ah loo raaco talooyinka caafimaad ee looga hortaggayo fiditaanka Feyraska Corona’waxanay codsatay in shirkadaha Diyaaradaha ay la socdaan xaaladda rakaabka si loo xakameeyo safmarka.
Madaxa Ha’yadda Caafimaadka u qaabbilsan Geeska Afrika Drs,Matshidiso Moeti ayaa sheegtay in duullimaadyadu ay muhiiim u yihiin dhaqaalaha Dalalaka Gobolka balse loo baahan yahay dhaqan gelinta tallaaboyinka ka hortagga cudurka.




From the comments