Goobjoog

Somaliland oo Faahfaahisay Sababta Loo Xiray Xafiisyada Labo TV

Somaliland ayaa faahfaahiisay xiritaanka xaafiisyada Tv-ga Universal iyo Star ee magaalada Hargeysa, iyo sababta ka dambeysa in la xiroay labada Telefeshin. Wasiirka warfaafinta oo Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, oo wareysi…

Somaliland oo Faahfaahisay Sababta Loo Xiray Xafiisyada Labo TV

Somaliland ayaa faahfaahiisay xiritaanka xaafiisyada Tv-ga Universal iyo Star ee magaalada Hargeysa, iyo sababta ka dambeysa in la xiroay labada Telefeshin.

Wasiirka warfaafinta oo Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, oo wareysi siiyey BBC-da ayaa sheegay in loo xiray, kadib markii ay diideen in ay baahiyaan khudbaddii madaxweyne Muuse Biixi ee 26-ka June, ayna jabiyeen amarro horay loogu wargeliyey in ay warbaahintu ay tabiyaan maalmaha 26-June iyo 18-ka.

Wasiirka ayaa sidoo kale xusay in ay kala laabteen ruqsadii uu ku shaqeynayay TV-ga Universal guud ahaan degaanada Somaliland, dib uga tabiyowararka sida uu sheegay wasiir Saleebaan.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments