Goobjoog

Xiriirka Kubbadda Cagta Oo Kala Diray Macallimiintii Xulka Soomaaliya Gaarsiiyay Fiinalaha Tartankii 17-Jirada 2018

Falanqeeye Ibraahim Geedow Cawaale ayaa sheegay in aad ugu xunyahay macallimiinta iyo ciyaartooydamarkii ugu horeesay Soomaaliya gaarsiiyay fiinalaha tartanka 17-jirada Bariga iyo Bartamaha Afrika 2018 ee ku qabsoomay magaada Bujumbura…

Xiriirka Kubbadda Cagta Oo Kala Diray Macallimiintii Xulka Soomaaliya Gaarsiiyay Fiinalaha Tartankii 17-Jirada 2018

Falanqeeye Ibraahim Geedow Cawaale ayaa sheegay in aad ugu xunyahay macallimiinta iyo ciyaartooydamarkii ugu horeesay Soomaaliya gaarsiiyay fiinalaha tartanka 17-jirada Bariga iyo Bartamaha Afrika 2018 ee ku qabsoomay magaada Bujumbura ee dalka Burundi.

Halkan Ka Daawo Falanqeeye Ibraahim Geedow Oo Ka Hadlaya Macallimiinta La Cayriyay

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments