Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa gaaray Deegaanka Baacad-weyn ee Gobolka Mudug. Halkaas oo siweyn loogu soo dhaweeyey isaga iyo wafdigiisa.
Madaxweynaha ayaa waxaa safakiisa ku wehlinaayo qaar ka mid ah golihiisa wasiirrada, sida wasiirka amniga, wasiirka Bey’ada iyo hormarinta reer miyoga iyo saraakiil ciidan.
Madaxweynaha oo la hadlay dadka deegaanka ayaa ugu horreyn ka mahadceliyay soo dhaweynta ballaaran, asagoona xusay iney diyaar u yihiin kajawaabidda baahiyaha aasaasiga ah deegaanka.


Goobjoog News

From the comments