Goobjoog

Aaden Barre Ducaale oo Laga Ceyriyey Hoggaanka Jubillee Ee Baarlamaanka

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goordhow waxaa uu hoggaanka Jubillee ee baarlamaanka dalkaasi ka wareejiyey Aaden Barre Ducaale. Xilka hoggaamiyaha aqlabiyadda xisbiga Jubilee ee baarlamaanka waxaa loo dhiibay Xildhibaan kasoo…

Aaden Barre Ducaale oo Laga Ceyriyey Hoggaanka Jubillee Ee Baarlamaanka

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goordhow waxaa uu hoggaanka Jubillee ee baarlamaanka dalkaasi ka wareejiyey Aaden Barre Ducaale.

Xilka hoggaamiyaha aqlabiyadda xisbiga Jubilee ee baarlamaanka waxaa loo dhiibay Xildhibaan kasoo jeeda Kipipiri Mr. Amos Kimunya.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments