Shirkaan oo ay soo qaban qaabiyeen urrurada ka shaqeeyaya arrimaha xuquuqda haween ee SSWC,IIDA Iyo SWA ayaa looga haylayay sidii loo meelmarin lahaa hindise shariciyeedka jinsiga ee haatan horyaala Barlamaanka Iyo xaqiinjitinta qoondada Haweenka ay leeyihin doorashada Soo socota ee 2021.
Aamino xaaji Cilmi guddomiyaha hay,adda SSWC, Sahro Maxamed Axmed guddoomiyaha hay’adda SSWDC iyo Duniyo Maxamed Cali (Carshaan) guddoomiyaha hay’adda IIDA ayaa hadlay muhiiimada sharcigaan uu u leeyahay haweenka Soomaaliyeed waxaana ay ka codsatay in barlamaanka si dhaqsi ah uga shaqeeyaan meelmarintiisa iyagoo sidoo kale sheegay in hisdise sharciyeedka uu muhiim u yahay sidi looga hortagi laha xad gudubyada loo geystoHaweenka.








Goobjoog News

From the comments