Goobjoog

Yuusuf Yuusuf “ Wasiir Khadiijo Qalad Ayay Ku Haystaa Warbaahinta Goobjoog ”

Yuusuf Maxamed Yuusuf oo ah qoraa xaga ciyaaraha ayaa sheegay in Wasiirka ciyaaraha iyo dhallinyarada Dowladda Khadiijo Maxamed Diiriye iyo xiriirada ka dhisan Soomaaliya aysan xaq u laheyn in garoomada…

Yuusuf Yuusuf “ Wasiir Khadiijo Qalad Ayay Ku Haystaa Warbaahinta Goobjoog ”

Yuusuf Maxamed Yuusuf oo ah qoraa xaga ciyaaraha ayaa sheegay in Wasiirka ciyaaraha iyo dhallinyarada Dowladda Khadiijo Maxamed Diiriye iyo xiriirada ka dhisan Soomaaliya aysan xaq u laheyn in garoomada ciyaaraha aysan ka celin karin warbaahinta iyo muwaadintiinta.

Halkan Ka Daawo Qoraa Yuusuf Yuusuf oo u waramay Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments