Goobjoog

Somaliland oo Dhaqdhaqaaqyo Ciidan Ka Wado Tukaraq.

Wararka saaka ka imaanaya degaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay halkaasi dhaq dhaqaaqyo kala duwan ka wadaa, waxaana meel deegaanka u dhow fariisin ku leh…

Somaliland oo Dhaqdhaqaaqyo Ciidan Ka Wado Tukaraq.

Wararka saaka ka imaanaya degaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay halkaasi dhaq dhaqaaqyo kala duwan ka wadaa, waxaana meel deegaanka u dhow fariisin ku leh ciidamada Puntland.

Deegaan ayaa waxaa dhowr waxaa ka dhacay dagaallo u dhaxeeyey Somaliland iyo Puntland oo  qolo weliba ay sheegato deegaanka in iyado leedahay waxaana ka dhashay khaasare badan oo labada dhinaca mudadaas.
Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments