Waxaa saakay ciidamo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya wiil dhaliyaro ah ay ku dileen suuqa Siinaay kaas oo lagu magaacaabi jiray Maxamed Abuukar Tuuryare.
Wararka goobta laga helayo ayaa sheegayo ciidamada ay marxuumaka toogteen ka dib markii la sheegay in ay ka shakiyeen sida ay ku andacoodeen waxaana jiray muran dhex maray.
Ciidamda dowladda oo goobta soo gaaray ayaa ka qaaday meydka marxuumka manajiro wax war ah oo ka soo baxay laamaha ammanka oo ku aadan dilka loo geystay wiilka dhaliyarada ah.




From the comments