Goobjoog

Bandow Caawa Ka Billaabanaya Hirshabeelle

Wasiirka wasaaradda amniga Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle Xilibaan, Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre oo goor dhaw lahadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Caawa Salaada Cisho wixi ka dambeeya degaannada Hirshabeelle uu ka dhaqan gali…

Bandow Caawa Ka Billaabanaya Hirshabeelle

Wasiirka wasaaradda amniga Dowlad-Goboleedka  Hirshabeelle Xilibaan,  Maxamed  Cabdiraxmaan Kheyre  oo goor dhaw lahadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Caawa  Salaada Cisho  wixi ka dambeeya degaannada Hirshabeelle  uu ka dhaqan gali doono Bandow socon doona illaa Salaadda Subax, kaas oo looga golleeyahay  ka hortaga Cudurka Covid19.

Laamaha amniga Hirshabeelle ayuu Wasiirka ugu baaqay inay  dhaqan galiyaan amarrada lagu soo rogay degaannada Hirshabeelle

Wasiirka ayaa mas’uuliyiinta 2 da Gobal ugu baaqay inay ka qey qaataan la dagaallanka qaadka oo si qarsoodi ah loosoo galiyo qeybo ka mid ah Hirshabeelle.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments