Ra’isulwasaarihi hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade ayaa saakay ku geeriyooday Magaalada london ee wadanka ingiriiska sida ay inoo xaqiijiyeen eheladiisa .
Allah ha u naxariistee Nuur Cade ayaa maalmahaan la xanuunsanayay Cudurka Covid-19. oo dunida fara ba’an ku haayo isaga oo ka mid noqday tiro dad Soomaali ah oo dibadda ugu geeriyooday Xanuunka Coronaviris.
Maxamed Nuur Cade oo ka mid ah Caruurtiisa oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in saakay uu geeriyooday , waxaana warsaxaafadeed ka soo baxay allah u naxariistee qoyska Ra’isulwasaarihi hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade lagu yir.





From the comments