Goobjoog

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 28-03-2020

Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Dowladda dhexe ayaa hakisay safarrada gudaha Dalka, si loo yareeyo Faah-faahinno kala duwan ayaa ka soo baxaya Qarax…

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 28-03-2020

Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah:

Dowladda dhexe ayaa hakisay safarrada gudaha Dalka, si loo yareeyo

Faah-faahinno kala duwan ayaa ka soo baxaya Qarax bambaano oo maanta ka dhacay qaybo ka mid ah Magaalada Muqdisho.

 Dowladda Somaliya ayaa la wareegtay Maamulka Iskuulka 15-ka May, xilli ay dhex-dhexaad ka noqatay muranka Masar iyo Itoobiya.

Madxada Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda ayaa hakiyay shaqadii Safaaradda in muddo ah, arrimo la xariira Xanuunka COVID-19.

Guddomiyaha Baarlamanka Hirshabeele ayaa bulshada ku dhaqan deegannada Hirshabeele ugu baaqay in ay u hoggaansamaan taloyinka ay soo jeediyaan Hay’daha Caafimadka.

Madaxweynaha Somaliya ayaa Ummadda Soomaaliyeed ugu baaqay in ay u hoggaansamaan Talooyinka Caafimaad ee Bad-qabkooda la xiriira.

Haddaba halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Hanad Cali Guuleed iyo Fatxi Maxamed Axmed

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments