Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 22-03-2020
Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Faa-faahinno ayaa ka soo baxaya weerar ay xubno ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen shaqaale dhisayay waddo ku taalla…
Published March 22, 2020
Akhris 1 daqiiqo ah
Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah:
Faa-faahinno ayaa ka soo baxaya weerar ay xubno ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen shaqaale dhisayay waddo ku taalla inta u dhexeeysa Gobolka xeebta ah ee Lamu iyo deegaanka Garsen.
Qaramada Midoobay ayaa bogaadisay booqashada Madaxweyne Deni ee la filayo in uu ku soo gaaro Muqdisho, kulana la qaato Madaxda Dowladda federaalka.
From the comments