Goobjoog

Deni oo Imaanaya Muqdisho

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdillaahi Dani ayaa lagu wadaa inuu booqasho ku yimaado Muqdisho iyo dowlad goboleedyada si uu u casuumo madaxda iyo saamileysa siyaasadda shir looga tashanayo aayaha…

Deni oo Imaanaya Muqdisho

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdillaahi Dani ayaa lagu wadaa inuu booqasho ku yimaado Muqdisho iyo dowlad goboleedyada si uu u casuumo madaxda iyo saamileysa siyaasadda shir looga tashanayo aayaha Soomaaliya oo ay gogoshiisa dhigtay Puntland.

Halkaan Hoose ka Daawo

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments