Qodabada saakay ugu waa weynee warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin Dowlada Kenya ayaa ku dhowaaqday in uu dib u dhac ku yimid shir dhex mari ahaa…
Published March 14, 2020 - Updated March 14, 2020
Akhris 1 daqiiqo ah
Qodabada saakay ugu waa weynee warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin
Dowlada Kenya ayaa ku dhowaaqday in uu dib u dhac ku yimid shir dhex mari ahaa Madaxda Dalalka Itoobiya, Somaliya iyo Kentya cabdi laga qabo Caabuqa CARONA.
Puntland ayaa mamnuucday qaar ka mid ah Ganacsiyada yar ee ka jira deegaannada Maamulkaasi .
Xukuumadda Somaliland, ayaa joojisay Dal-ku-galka la siin jiray Dadka ka imanaya Dalka Itoobiya, kaddib kiiskii caabuqa CARONA ee laga helay Itoobiya.
From the comments