Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 11-03-2020
Qodobada barnaamij wareedka galabnimo ee GoobjoogFM ugu doorka roon ayaa waxa ay kala yihiin: Taliska Mareykanka ee qaaradda Africa ayaa faah-faahiyay sababta keentay in ay kordhiyaan duqeynta cirka ah ee…
Published March 11, 2020
Akhris 1 daqiiqo ah
Qodobada barnaamij wareedka galabnimo ee GoobjoogFM ugu doorka roon ayaa waxa ay kala yihiin:
Taliska Mareykanka ee qaaradda Africa ayaa faah-faahiyay sababta keentay in ay kordhiyaan duqeynta cirka ah ee ay la beegsadaan Alshabab.
Odayaasha dhaqanka Buulo-burte ayaa la kulmay Guddomiyaha Gobolka Hiiraan kalana hadlay Xaaladda ka taagan Degmada.
From the comments