Kooxo ku hubeysnaa Baslootado ayaa goor dhow nin ganacsada ah ku dilay degmada Dharkenley ee gobalka Banaadir.
Dilka ayaa ka dhacay halka loo yaqaano Suuq Boocle, waxaana la sheegay in ninka la dilay uu wax ii bin jiray suuqa, waxaana uu ka mid ahaa ganacsatada iibsha Muuska,
Marxuumka lagu dilay degmada Dharkenley ayaa waxaa magaciisa lagu soo koobay Hilowle sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka, kooxii dilka geystay ayaa goobta iskaga baxsaday.




From the comments