Cabdirashiid Janan oo ahaa wasiirkii amniga Jubbaland ayey booliiska Soomaaliyeed sheegeen inuu ka baxsaday xabsiga.
Taliye ku-xigeenka booliiska Soomaaliya Zakia Xuseen ayaa barteeda Twitterka soo dhigtay sida uu u baxsaday maxbuuska iyaga oo tiri “Wasiirkii hore Amniga Jubbaland Cabdirashid Xasan (Janan) ayaa saakay ka baxsaday halkii u ku xirnaa, heyadaha amniga ayaa ku raad jooga, inay gacanta kusoo dhigaan eedeysanahaas oo loo haysto danbiyo kala duwan, shacabkuna ay soo wargaliyaan hadii ay arkaan”.





From the comments