Maleeshiyaad ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dagaallameen deegaanka Wisil ee Koonfurta gobolka Mudug.
Inta la xaqiijiyey Laba qof ayaa ku dhimatay dagaalkan, waxaana ku dhaawacmay qof kale, sidey sheegeen dadka deegaanka.
Dagaalka Maleeshiyadan ayaa ku bilowday kadib markii ay isticmaaleen Maandooriye, taasina ay keentay iney isku dhacaan.




From the comments