Goobjoog

Soomaaliya oo Mar Kale Kursi Ka Weysay Hoggaanka IGAD

Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Mr. Abiy Ahmed ayaa waxaa Workneh Gebeyehu u magacaabay xoghayaha guud ee IGAD. Workneh Gebeyehu waxaa uu horay u soo noqday wasiirka gaadiidka, wasiirka arrimaha dibadda…

Soomaaliya oo Mar Kale Kursi Ka Weysay Hoggaanka IGAD

Ra’iisul Wasaaraha dalka  Itoobiya  Mr. Abiy Ahmed ayaa waxaa Workneh Gebeyehu u magacaabay xoghayaha guud ee IGAD.

Workneh Gebeyehu  waxaa uu horay u soo noqday wasiirka gaadiidka, wasiirka arrimaha dibadda iyo madaxa UN-ka ee xafiiska Nairobi(UNON).

Magacaabista Workneh Gebeyehu  waxaa ay ka dhigan tahay in guddoomiyenimada IGAD  uu qaadan doono dalka Kenya.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments