Goobjoog

Akhriso: Ajendaha Maanta ee Kulanka Golaha Shacabka

Maanta waxaa kulan caadi yeelan doona xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Akhriso Agendaha: Akhrinta 1aad Axdiga ilalinta Hanti- Dhaqameedka Xiliyadda Colaada 2. Akhrinta 1aaad ee ka…

Akhriso: Ajendaha Maanta ee Kulanka Golaha Shacabka

Maanta waxaa kulan caadi yeelan doona xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya.

Akhriso  Agendaha:

  1. Akhrinta 1aad Axdiga ilalinta Hanti- Dhaqameedka Xiliyadda Colaada

2. Akhrinta 1aaad ee ka mid noqoshada Hay’ada Damaanad qaadka Maalgashiga Darafyada badan

3. Akhrinta 2aad H/S Istaatistikada Qaranka

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments