Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu ku magacaabay Taliyeyaal Ciidan.
Wareegtada ayaa sidan u qorneyd:
Madaxweynaha Puntland
Arrimaha Amniga
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu ku magacaabay Taliyeyaal Ciidan. Wareegtada ayaa sidan u qorneyd: Madaxweynaha Puntland Markuu arkay:- Dastuurka Maamulka Puntland Markuu…

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu ku magacaabay Taliyeyaal Ciidan.
Wareegtada ayaa sidan u qorneyd:
Madaxweynaha Puntland
Markuu arkay:- Dastuurka Maamulka Puntland
Markuu arkay: Kartidiisa, Aqoontiisa iyo Hawl-karnimadiisa Ciidanimo
Wuxuu Xeeriyey
Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal.
Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.
Dhinaca kale Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr-78 Oktoobar 05, 2019 ku magacaabay Taliya Qaybta Booliska gobolka Sanaag.
Madaxweynaha Puntland
Markuu arkay:- Dastuurka Maamulka Puntland
Markuu arkay: Kartidiisa, Aqoontiisa iyo Hawl-karnimadiisa Ciidanimo
Wuxuu Xeeriyey
Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Sanaag
Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.
Goobjoog Newsletter
Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.


From the comments