Wafdi uu hoggaaminayo madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa gaaray magaalada New york ee dalka Maraykanka,halkasi oo lagu soo dhaweeyay.
Madaxweynaha ayaa magaalada New york kaga qaybgalaya shirka sanad laha ah golaha guud ee Jimciyadda quruumaha ka dhexeysa. meertadiisa 74-aad ee ,kaasi oo looga hadlayo arrimo badan oo quseeya Caalamka,waana
Farmaajo ayaa madaxda ka qaybgalaysa shirkaasi uga warbixindoona arrimaha Soomaaliya,iyo guud ahaan horumarka ay ku talaabsanayso Soomaaliya.




From the comments