Taliska ciidanka Maraykanka ee qaaradda Africa (AFRICOM) ayaa faah faahin ka bixiyey duqeyn dhanka cirka ah oo ay ka fuliyeen deegaan duleedka ka ah magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.
AFRICOM oo kaashaneysa saaxiibadooda Soomaaliya ayaa 17-kii bishan waxa ay duqeyn ka fuliyeen saldhigyo Al-shabaab ku lahaayeen deegaan waqooyi Galbeed ka xiga magaalada Kismaayo.
Waxaa qoraalka AFRICOM lagu sheegay in weerarkaasi lagu diley xubno ka mid ah Al-shabaab, balse magacyo iyo tiro laguma sheegin.




From the comments