Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Zakiya Xuseen Axmed ayaa goordhow barteeda Facebooga ku sheegtay in la istaajiyey shaqada ka socotay CID ee la xiriirtay bixinta warqada dembi la’aanta.
Zakiya Xuseen Axmed ayaa intaasi ku dartay in sababta loo hakiyey ay tahay iyada oo laga jawaabayo cabasho ka timid dadka, oo ku saabsan arrinkan, waxaa ay balanqaaday dib u habeyn.
Qoraalka Zakiya Xuseen Axmed waxaa uu u qornaa:




From the comments