Wararka laga helayo Magalada Baran ee gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayan in guddoomiyihii degmada Baran ee Soomaaliland Cabdalle Cabdi Faatax iyo Taliyihii Ciidamada Badda ee Degmada Laasqoray Mr.Casaanyo ay ku biireen Maamulka Puntland.
Xubno ka tirsan madaxtooyada Puntland ayaa tagay Baran si ay u soo dhoweeyaan
Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan Xero ay Ciidamada Soomaaliland ku lahaayeen Magalada Baran laga taagay Calanka Puntland.










From the comments