Goobjoog

Dowlad goboleedka Jubbaland Oo Xirtay Hawada, Dhulka iyo Badda

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo saartay awaamiir dhanka amniga magaalada Kismaayo gaar ahaan maalinta doorashada, iyadoo Kismaayo laga xiray hawada, dhulka, badda iyo badda, waxaana heegan la geliyay Ciidamada…

Dowlad goboleedka Jubbaland Oo Xirtay Hawada, Dhulka iyo Badda

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo saartay awaamiir dhanka amniga magaalada Kismaayo gaar ahaan maalinta doorashada, iyadoo Kismaayo laga xiray hawada, dhulka, badda iyo badda, waxaana heegan la geliyay Ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland iyo kuwa xoogga dalka ee ka howlgala Kismaayo.

 

Halkaan ka akhriso

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments