Goobjoog

Meydka Guddoomiyihii Banaadir Oo Lagu Aasay Muqdisho

Allaha u naxariistee waxaa goor dhow xerada General Kaahiye ee magaalada Muqdidho lagu aasay meydka marxuum Eng Cabdirixmaan Cumar Cismaan Yariisow oo ahaa duqii magaalada Muqdisho. Madaxda DFS oo uu ugu…

Meydka Guddoomiyihii Banaadir Oo Lagu Aasay Muqdisho

Allaha u naxariistee waxaa goor dhow xerada General Kaahiye ee magaalada Muqdidho lagu aasay  meydka marxuum Eng Cabdirixmaan Cumar Cismaan Yariisow oo ahaa duqii magaalada Muqdisho.

Madaxda DFS oo uu ugu horeeyo Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay salaadda Janaasada oo ka dhacday garoonka caalamiga ah ee Aden Cadde.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments