Warar dheeraad ah ayaa lagu helayaa nabadoon caan ah oo habeenkii xalay ahaa lagu dilay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.
Nin ku hubeysan Qori AK-47 ayaa salaaddii maqrib kadib dilay Suldaan Rashiid Dhurre Cumar, oo aad looga yaqaan deegaannada Jubbaland.
Ninkii dilkaasi ka dambeeyey ayaa goobta isaga baxsaday, iyadoo ciidamada ammaanka oo halkaasi gaaray ay illaa iyo saakay baaritaanno wadaan.




From the comments