Wararka ka imaanaya Gedo, Jubbaland ayaa sheegaya in qarax miino lala eegtay kolonyo Ciidamada Itoobiya oo ku safraayay Gobolkaasi.
Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay wadada xiriirisa Luuq iyo Yurkud, iyada oo la sheegayo iney jiraan khasaare badan.
Gaari ka mid ah Kolonyadii ay wateen Ciidamada Itoobiya ayaa Qaraxaasi lala eegtay, waxaana dadka deegaanka ay sheegeen inay arkayeen khasaaraha Ciidamada Itoobiya Qaraxaasi ka soo gaaray.




From the comments