Goobjoog

Dagaal Ka Dhacay Degmada Buul-burde Ee Hiiraan

Dagaal xooggan oo u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay garoonka diyaaradaha ee degmadaasi. Sida ay inoo sheegeen dadka deegaanka, Al-shabaab ayaa…

Dagaal Ka Dhacay Degmada Buul-burde Ee Hiiraan

Dagaal xooggan oo u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay garoonka diyaaradaha ee degmadaasi.

Sida ay inoo sheegeen dadka deegaanka, Al-shabaab ayaa weerar waxay kusoo qaadeen ciidanka halkaasi ku sugan, hase ahaatee waxa ay la kulmeen iska caabin aad u xooggan.

Lama oga illaa iyo hadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkan, iyadoo uu socday ku dhowaad Hal saac.

Ciidamada ammaanka ee ku sugan degmada Buulo-burde ayaa lagu soo waramayaa in ay howlgal ballaaran ka wadaan degmadaasi iyo nawaaxigeeda.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments