Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa xilala cusub u magacaabay mas’uuliyiin dhowr ah, kadib wareegto uu soo saaray.
Wareegtada ayaa sidan u qorneyd:
Madaxweynaha Maamulka Puntland.
Dalka
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa xilala cusub u magacaabay mas’uuliyiin dhowr ah, kadib wareegto uu soo saaray. Wareegtada ayaa sidan u qorneyd: Madaxweynaha Maamulka Puntland. Markuu arkay: Dastuurka Puntland Markuu…

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa xilala cusub u magacaabay mas’uuliyiin dhowr ah, kadib wareegto uu soo saaray.
Wareegtada ayaa sidan u qorneyd:
Madaxweynaha Maamulka Puntland.
Markuu arkay: Dastuurka Puntland
Markuu arkay: Aqoontooda iyo Khibradooda shaqo
Wuxuu xeeriyay:
Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.
Dhinaca kale Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay Guddoomiyeyaasha iyo ku-xigeenada Gobolada Sanaag iyo Haylaan ee maamulka Puntland.
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr44, 16ka Luulyo 2019 ku magacaabay Guddoomiyeyaasha iyo ku-xigeenada Gobolada Sanaag iyo Haylaan.
Madaxweynaha Maamulka Puntland.
Markuu arkay: Dastuurka Puntland.
Markuu arkay: Aqoontooda iyo Khibradooda shaqo.
Wuxuu xeeriyay:
Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.
Goobjoog Newsletter
Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.


From the comments