Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Puntland Ahna kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Cafis u fidiyey maxaabiis munaasabadda Bisha Ramadaan iyo Ciidul-fitriga awgeed.
Maxaabiistaan Cafiska loo fidiyay ayaa xiran xabsiyada deegaanda Puntland waxa ayna gaar 120 maxbuus ku waas oo ku jira xabsiyo kala duwan.
Maxaabiista ayaa ku xiran xabsiga dhexe ee magaalada Bosaso,Garowe ,Qardho iyo magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.





From the comments