Ciidamada booliska dagmada X/weyne oo is ku dayayey in ay gacanta ku dhigaan koox burcad ah ayaa iyaga iyo burcaddii waxaa is rasaaseynku dhex martay suuqa dagmada Xamar-weyne,.
Kooxda burcada ah ayaa la sheegay in ay ka koobnaayeen 3 ruux kuwaas oo doonayay inay dhac u geystaan dadka u soo dukaameysi tagay suuqa iyo kuwa ku suganba, maadaama suuqa aad u badan tahay saxmadiisa oo dadkuna u diyaar garoobayaan munaasabadda Ciida.
Khassare ayaana Ka Dhshay Israsaaseynta ka dhacdey Suuqa Xamarweyne. ilo ka tirsan booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in caawa ay ciidamada boliiska degmada X/Weyne ayaa sheegay in ay ku guuleysteen iney gacanta ku soo dhigaan 3 burcad hubeysan oo dhacaayay shacabka suuqa ka soo doontay adeega ciida.




From the comments