Askari ka tirsan ciidan booliska Soomaaliya ayaa Dawal gaari B L ah ayaa bwaxa uu ku dilay dagmada Hodan ee gobalka Banaadir.
wararka ay heshay Goobjoog News ayaa sheegaya in agagaarka Seeybiyaano askari ku sugnaa uutoogtay nin ahaa Dawal Gaari B L nuuca loo yaqaano Hoomay-da.
warar kale duwan ayaa ka soo baxayo sida dilka uu udhacay, wararka qaar ayaa tibaaxaya in askariga dilka geystay iyo Darawalka uu soo kale dhex galay muran, ka dibna askarigu uu sidaas dilay ninka darawalka ahaa.




From the comments