Goobjoog

Akhriso: Jadwalka Cusub ee imtixaanka shahaadiga

Wasaaradda waxbarashada ee Jamhuuriyadda federaalka ah ayaa maanta soo saartey jadwalka cusub ee imtixaanaadka shahaadiga ah. Imtixaanaadka ayey wasaaradda horey u baabi’isay kadib markii la sheegay inuu baxay qish. Halkan…

Wasaaradda waxbarashada ee Jamhuuriyadda federaalka ah ayaa maanta soo saartey  jadwalka cusub ee imtixaanaadka shahaadiga ah.

Imtixaanaadka ayey wasaaradda horey u baabi’isay kadib markii la sheegay inuu baxay qish.

Halkan ka Akhriso:

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments