Goobjoog

Akhriso: 7 Qodob Oo Laga Soo Saaray Shirkii Madaxda Puntland, Hirshabelle Iyo K/galbeed Ee Garoowe

Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal waxaa ka dhacay shir ay yeesheen madaxda dowlad goboleedyada Puntland, Hirshabelle iyo sidoo kale K/galbeed. Shirkan ayaa ahaa mid looga hadlay arrimo u badan ammaanka,…

Akhriso: 7 Qodob Oo Laga Soo Saaray Shirkii Madaxda Puntland, Hirshabelle Iyo K/galbeed Ee Garoowe

Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal waxaa ka dhacay shir ay yeesheen madaxda dowlad goboleedyada Puntland, Hirshabelle iyo sidoo kale K/galbeed.

Shirkan ayaa ahaa mid looga hadlay arrimo u badan ammaanka, xiriirka maamullada iyo sidoo kale sidii loo xoojin lahaa ishkaashigooda.

Shirka kadib waxaa laga soo saaray war-saxaafadeedkan:

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments