Maxkamada gobolka Banaadir ayaa goordhow xukun dil ah ku riday saddex eedeysane oo loo heysto in ay dileen kadibna gubeen Axmad Mukhtar Saalax (Axmad Dowlo).
Eedeysanayaasha dilka lagu xukumay ayaa kala ah:
Xuseen Iidow Maxamed, Asli Axmed Cabdulle iyo Aweys Iidow Maxamed, waxaa sidoo kale ay amartay in la sii daayo 4 kale.




From the comments