Ilaa saddex kursi oo doorashada xildhibaannada golaha shacabka ah ayaa ka socota magaalada Baydhabo ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.
Ilaa hadda waxaa soo baxay labo xildhibaan, oo kala baday taliyihii hore ee NISA Xuseen Cismaan Xuseen iyo Col. Ruush
Xildhibaan Cali Sheekh Cabdulahi (Cali Afgooye) ayaa badalay Xuseen Cismaan Xuseen halka Nuur Siidow Baaba Xasan uu isna badalay Col. Ruush.




From the comments