Goobjoog

Diyaarado Dagaal Oo Duqeeyey Somaliland

Diyaarado dagaal oo aan la aqoonsan, ayaa jimcihii duqeeyay degmada Sallaxley ee gobolka Maroodo-jeex ee ka tirsan Somaliland. Wax khasaare nafeed ah oo ay gaysteen ma jirto, sidaa waxaa Goobjoog…

Diyaarado Dagaal Oo Duqeeyey Somaliland

Diyaarado dagaal oo aan la aqoonsan, ayaa jimcihii duqeeyay degmada Sallaxley ee gobolka Maroodo-jeex ee ka tirsan Somaliland.

Wax khasaare nafeed ah oo ay gaysteen ma jirto, sidaa waxaa Goobjoog News u sheegay guddoomiyaha Sallaxley Ismaaciil Yuusuf Xuseen.

Duqeynta ayaa dhacday gelinkii dambe ee jimcaha

Sawiirada hoose waxaa ay muujinayaan haraadiga wixii qarxay:

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments