Goobjoog

Militariga Suudaan Oo Xiray Al-bashiir, Dalkana Maamuli-doono 2 Sano

Wasiirka gashaandhigga Suudaan Cawad Bin Cawf oo bayaan ka akhrinayey Telefishinka dalkaasi ayaa sheegay in ay xireen madaxweynaha dalka Cumar Al-bashiir. Wasiirka waxaa uu intaas raaciyey in madaxweyne Al-bashiir uu…

Militariga Suudaan Oo Xiray Al-bashiir, Dalkana Maamuli-doono 2 Sano

Wasiirka gashaandhigga Suudaan Cawad Bin Cawf oo bayaan ka akhrinayey Telefishinka dalkaasi ayaa sheegay in ay xireen madaxweynaha dalka Cumar Al-bashiir.

Wasiirka waxaa uu intaas raaciyey in madaxweyne Al-bashiir uu noqdey nin madax adag, waxaa kale oo uu sheegay in la kala diray madaxtooyada, golaha wasiirrada, baarlamaanka iyo xukuumadaha gobollada.

Golaha amniga, oo maamuli-doono muddo 2 sano oo KMG ah waxaa ay sheegeen in uu jiri doono 3 bil oo xaalad degdeg ah iyo bil oo bandow ah.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments