Goobjoog

Guddoomiye Cusub Oo Loo Magacaabay Degmada Luuq

Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan ayaa wareegto ku magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Luuq ee Gedo, isaga oo xilkii ka qaaday guddoomiyahii hore. Maxamed Xasan Cismaan…

Guddoomiye Cusub Oo Loo Magacaabay Degmada Luuq

Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan ayaa wareegto ku magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Luuq ee Gedo, isaga oo xilkii ka qaaday guddoomiyahii hore.

Maxamed Xasan Cismaan ayaa loo magacaabay guddoomiyaha degmada Luuq, iyadoo guddoomiyahii horena loo bedalay xarunta wasaaradda arrimaha gudaha oo uu ka shaqeynayo.

Halkaan hoose ka akhriso:

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments