Goobjoog

Muuqaal: Falanqeyn Ku Saabsan Shirkii Shidaalka Soomaaliya Ee Ka Dhacay London

Falanqeeye siyaasadeed ayaa sheegay in Soomaaliya xilligan u baahan tahay dadkeeda in looga faa’ideeyo kheyraadka dalka ku jira. Dr Xasan Sheekh Cali Nuur oo u warammay Goobjoog wuxuu sheegay in…

Muuqaal: Falanqeyn Ku Saabsan Shirkii Shidaalka Soomaaliya Ee Ka Dhacay London

Falanqeeye siyaasadeed ayaa sheegay in Soomaaliya xilligan u baahan tahay dadkeeda in looga faa’ideeyo kheyraadka dalka ku jira.

Dr Xasan Sheekh Cali Nuur oo u warammay Goobjoog wuxuu sheegay in waddo sax ah loo maray sahankii lagu sameeyey shidaalka Soomaaliya.

Dowladda federaalka Soomaaliya ayuu sheegay in looga baahnaa in kahor shirkaasi ay shacabka u sharaxdo waxa uu ku saabsan yahay si aanayba meesha muran uga dhicin.

Halkaan hoose ka daawo:


Goobjoog News

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments