Paul Anthony Fermosa oo ahaa madaxii shirkadda DP World ee dekadda magaalada Boosaaso ayaa lagu toogtay isla magaaladaasi.
Anthony ayaa markii la dilayey ku sugnaa sida la sheegay dhul ay deganaayeen Kalluumeysato oo ay doonayeen ka shirkad ahaan in ay dhistaan, wuxuuna ku amrayey Kalluumeysatada iney halkaasi ka guuraan.
Nin hubeysan ayaa la sheegay in isla goobtaasi uu ku toogtay Paul Anthony, sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan ciidanka Puntland.




From the comments