Goobjoog

Muuqaal-Xulka Qaranka Eritrea Oo Kusoo Wajahan Muqdisho

Xiriirka Kubbadda cagta dalka Eritrea ayaa diyaar u ah in maalmaha soo aadan ay soo gaaraan caasimada Muqdisho,iyagoo kulamo saaxiibtinimo la ciyaaridoonaan dhigooda Soomaaliya. Wafuuda hogaaminaysa xulka qaranka dalka Eretria…

Muuqaal-Xulka Qaranka Eritrea Oo Kusoo Wajahan Muqdisho

Xiriirka Kubbadda cagta dalka Eritrea ayaa diyaar u ah in maalmaha soo aadan ay soo gaaraan caasimada Muqdisho,iyagoo kulamo saaxiibtinimo la ciyaaridoonaan dhigooda Soomaaliya.

Wafuuda hogaaminaysa xulka qaranka dalka Eretria ay Muqdisho u imaanaya in ay la dheelaan xulka 20-jirada Soomaaliya waana markii ugu horeesay ay xulkeena ku ciyaaraan garoomada gudaha tan iyo markii ay burburtay dowladii dhexe.

Si kastaba xulka Eretria ayaa noqona kii ugu horeeyay oo caasimada u yimaada ciyaaro saaxiibtinimo waxayna arinta go’gol xaar u tahay in wadanka ay yimaadaan xulal kale oo ka socda dalka Bariga iyo Bartamaha Afrika.

Halkaan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Imaatinka Xulka Eritrea

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments