Goobjoog

Xildhibaan Odowaa “DFS Waxay Jartay Miisaaniyaddii Galmudug” (Muuqaal)

Xildhibaan C/raxmaan Odowaa oo ka mid ah xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyey madaxda sare ee dowladda dhexe iney jareen miisaaniyaddii Galmudug iyo sidoo kale mashaariic…

Xildhibaan Odowaa “DFS Waxay Jartay Miisaaniyaddii Galmudug” (Muuqaal)

Xildhibaan C/raxmaan Odowaa oo ka mid ah xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyey madaxda sare ee dowladda dhexe iney jareen miisaaniyaddii Galmudug iyo sidoo kale mashaariic horumarineed ee ka socday deegaannada maamulkaasi.

Odowaa ayaa sheegay in Galmudug aanay wax qarash ah helin 7-dii bil ee lasoo dhaafay, taasi oo uu ku sheegay iney tahay arrin lala yaabo.

Madaxda dowladda ayuu ugu baaqay in aysan jaran wixii ay xaqqa u lahaayeen shacabka Galmudug iyaga oo dano gaar ah eegaya.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments