Goobjoog

Qarax Gaari Oo Ka Dhacay Muqdisho

Qarax gaari lagu xiray ayaa waxaa uu goordhow ka dhacay xaafadda 1-da Maajo ee degmada Waaberi, ee magaalada Muqdisho. Inta la xaqiijiyey sarkaal dowladda ka tirsan ayaa ku dhaawacmay, waxaana…

Qarax Gaari Oo Ka Dhacay Muqdisho

Qarax gaari lagu xiray ayaa waxaa uu goordhow ka dhacay xaafadda 1-da Maajo ee degmada Waaberi, ee magaalada Muqdisho.

Inta la xaqiijiyey sarkaal dowladda ka tirsan ayaa ku dhaawacmay, waxaana burburay qeybo ka mid ah gaariga qarxay.

Wararkan oo dhameystiran kala soco, Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments