Goobjoog

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Oo Is Casilay

C/llaahi Cali Xirsi Timo-cadde oo ahaa wasiirkii arrimaha gudaha ee Puntland ayaa isaga oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe wuxuu ku dhowaaqay in uu xilkaasi iska casilay. Wasiirka ayaa u…

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Oo Is Casilay

C/llaahi Cali Xirsi Timo-cadde oo ahaa wasiirkii arrimaha gudaha ee Puntland ayaa isaga oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe wuxuu ku dhowaaqay in uu xilkaasi iska casilay.

Wasiirka ayaa u mahadceliyey madaxda ugu sarreysa Puntland sida madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa, mana uu sheegay dhibaato uu xilkaasi uga tagey.

Arrimo isaga u gaar ah oo aan shaacsaneyn ayuu sheegay wasiir Timo Cadde in uu xilkaasi ku baneeyey.

La soco wixii kusoo kordha

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments