Xulka kubbadda cagta dalkeena oo iminka ku sugan Ethiopia ay si wanaagsan isku diyaariyay ka qeybgaka is reebreebka ciyaaraha Olimkada qaarada Afrika waxayna kulankooda kowaad la dheelidoonaan maalinta beri xidigaha Ethopia waxaana labada xul ka dhaxeeyo xifaaltan adag

“Himilada iyo rajada xulka ayaa ah in ay lasoo laabtaan guul muhiim oo ay ku farxaan taageerayaasha,balse dhalinyarada waxa ay kawada simanyihiin dal jaceyl iyo in ay kor u qaadaan sharfka calankooda baluuga ah” waaxaa Goobjoog Sports u sheegay Maxamed Cabdule Farayare oo ah macalinka xulka qaranka 23-jirada





From the comments